Awbare Dental Clinic - The first professional dental clinic in Awbare, Ethiopia. Comprehensive care with modern technology.
Awbare Dental Clinic - Rugtii koobaad ee ilkaha ee Awbare. Waxay bixisaa daryeel ilkaha oo dhamaystiran oo lagu kalsoonaan karo.
Our professionals provide compassionate, expert care in a comfortable environment.
Dhakhaatiirteena waxay kusinayan daryeel xirfad, waayo aaragnimo, iyo naxariisba kudhehantahay.
Utilizing the latest equipment for precise diagnosis and effective treatment.
Waxaanu u isticmaalnaa qalabka ugu dambeeya ee ilkaha.
Bringing high-quality, professional dental services right to your community.
Adeegyada ilkaha oo tayo sare leh oo loosoo dhoweeyay bulshada.
Awbare Dental Clinic proudly stands as the first professional dental clinic established in Awbare town, Somali Region, Ethiopia. Officially opened in October 2025, our mission has been to bridge the gap in local healthcare by offering modern, high-quality, and deeply compassionate dental care.
Awbare Dental Clinic waxay si sharaf leh ugu taagan tahay rugtii ugu horreysay ee ilkaha ee laga aasaaso magaalada Awbare, Deegaanka Soomaalida, Itoobiya. Waxa shaqada la bilabay Oktoobar 2025, waxaan ku dadaaleynaa inaan bulshada u fidino adeeg daryeel ilkaha oo casri ah, tayo leh, oo naxariis leh.
Advanced diagnostic and treatment technology
Patient-first approach with gentle procedures
Experienced and compassionate dental professionals
Qalab baadhitaan oo casri ah
Muhiimada oo lasiinayo bukaanka iyo daaweyn fudud
Dhakhaatiir aqoon iyo xirfad sare leh
From routine checkups to complex restorations, we offer a full range of services for your entire family.
Laga bilaabo baaritaannada joogtada ah ilaa daaweynta adag, waxaan bixinnaa dhammaan adeegyada ilkaha yar iyo waynba.
Fillings, Crowns, Bridges, and complex reconstructions to repair damaged teeth.
Buuxinta, Crowns, Bridges, iyo dib u dhiska ilkaha burburay.
Scaling, Polishing, Deep Cleaning, and Fluoride treatments for healthy gums.
Nadiifinta ilkaha, Xardhida, Daryeelka cirridka iyo baaritaanada guud.
Expert root canal treatment to save infected or severely damaged teeth.
Daaweyn xididka ilkaha si loo badbaadiyo ilkaha caabuqa qaba ama waxyeelada culus so gartay.
Safe and painless simple extractions and minor oral surgical procedures.
Saarista ilkaha iyo qalliinada fudud ee afka oo lagu sameeyo si aamin ah.
Offering Dentures (full/partial), fixed Bridges, and other replacements.
Bixinta ilkaha macmalka ah (buuxa/nus), iyo dhisida ilkaha.
Teeth whitening (Bleaching) and cosmetic bonding for a brighter smile.
Cadaynta ilkaha (Bleaching) iyo qaabaynta dhoola-cadeynta.
Our commitment is to your health, comfort, and providing the highest standards of dental care in the region.
Balanqaadkeenu waa caafimaadkaaga, xasilonidada, iyo bixinta heerka ugu sareeya ee daryeelka ilkaha ee deegaanka.
We prioritize your comfort, offering a stress-free experience, especially for anxious patients.
Waxaan ahmiyad siinaa xasilodindada iyo mudnantada, anagoo kuula diyaara khibrad aan walwal lahayn.
Quality care is accessible to everyone. We offer transparent pricing without compromising standards.
Daryeelka tayada leh waa mid la heli karo. Waxaan bixinaa qiimo cad oo aan lahayn wax qarsoodi ah.
Established as the first professional clinic, we have quickly built trust within the Awbare community.
Waxaan si degdeg ah kalsooni uga dhisnay bulshada Awbare anagoo ah rugtii ugu horaysa.
The core values guiding our practice every single day.
Mabaadi'da aasaasiga ah ee hagaysa shaqadeena maalin kasta.
To deliver affordable, ethical, and comprehensive dental care with respect, professionalism, and advanced technology — improving oral health and confidence for all patients in Awbare and surrounding areas.
Inaan bixinno daryeel ilkaha oo la awoodi karo, anshax leh, oo dhamaystiran iyadoo la adeegsanayo ixtiraam, xirfad, iyo qalab casri ah — si kor loogu qaado caafimaadka afka iyo kalsoonida dhoola-cadeynta bulshada Awbare iyo nawaaxigeeda Dagan.
To become a leading model of modern dental service in the Somali Region — known for excellence, community trust, and innovation in oral healthcare.
In aan noqono tusaalaha ugu sarreeya ee adeegyada casriga ah ee ilkaha ee Deegaanka Soomaalida — oo lagu yaqaan tayo, kalsooni bulsho, iyo hal-abuurnimo daryeelka caafimaadka afka.
Book your consultation today and send your details instantly via WhatsApp.
Balan ka qabso dhakhatirtena maanta oo faahfaahintaada nogu sodir WhatsApp-ka.
Find us easily in the heart of Awbare. We are ready to answer your questions.
Naga hel si fudud badhtamaha Awbare. Waxaan diyaar u nahay inaan ka jawaabno su'aalahaaga.
Awbare, Somali Region, Ethiopia
Awbare, Deegaanka Soomaalida, Itoobiya
Mon - Fri: 8:00 AM - 5:00 PM
Sat: 9:00 AM - 3:00 PM
Sun: Off
Isniin - Jimce: 8:00 Subaxnimo - 8:00 Galabnimo
Sabti: 9:00 Subaxnimo - 3:00 Galabnimo
Axad: Xidhan
info@awbaredental.com